Xisbi Siyaasadeed Walaac xoogan ka muujiyay Hehiiskii Farmaajo iyo Uhuru (Akhriso)

Xisbiga Wadajir oo kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa walaac xoogan ka muujiyay heshiiskii ay wada gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. War Saxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in heshiiska Farmaajo iyo Uhuru gaareen Madaxtooyada Soomaaliya ka been sheegtay, waxa uuna Xisbiga ku … Continue reading Xisbi Siyaasadeed Walaac xoogan ka muujiyay Hehiiskii Farmaajo iyo Uhuru (Akhriso)